Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga

Crooked foot kids

Khubarrada caafimaadka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku boorriyay waalidiinta, in carruurta ku dhasha naafanimada cago-qallooca ay geeyaan xarumo wax looga qabanayo toosinta cagahooda.

Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga