Hargeisa: Ololaha dib u soo nooleynta suugaanta Soomaalida

Jigjiga Book

Inkasta oo suugaanta Soomaalida la isugu gudbin jiray dhinaca afka, ayaa haatan waxaa soo badanaya in dedaalada la doonayo, in dib loo qoro, wixii laga hayo suugaantii hore.

Waxaana dhacdooyinkaas ugu dambaysay, buug lagu soo badhigay magaalada Hargeisa, kaas oo laga qoray suugaantii iyo taariikhdii Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim).

Your browser doesn’t support HTML5

Nooleynta suugaanta Soomaalida