Barnaamijka Dhallinyarada: Arrimaha diiradda lagu saaray xuskii 15-ka May

Xuska 15-ka May

Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha diiradda lagu saaray xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee la xusay 15-kii May. Waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhallinyarada: Arrimaha diiradda lagu saaray xuskii 15-ka May