Laftagareen oo gudoomiye cusub u magacaabay gobalka Bay

Laftagareen Bay

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bay.

Maxamed Isaaq Caracas oo horey u ahaa guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa loo magacaabay xilkaasi, waxaana la sheegay inuu u socdaalay isla magaalada uu guddoomiyaha ka ahaan jiray si uu iskugu dayayo inuu xalliyo is-qabqabsi ka jiray.

Guddoomiyaha waxaa waraystay weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh oo warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

BAY NEW GOVERNOR.