Soomaaliya Wareysi: Xuska maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda May 03, 2024 Somali journalists in Mogadishu, Somalia, Dec. 29, 2019. Arag Fikradaha Washington — Maanta waa saddexda May, 2024-ka, waxaana dunida laga xusayaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Soomaaliyana waxay ka mid tahay meelaha dunida ee ugu halista badan saxaafadda. KHadka telefoonka ee Muqdishu ayaan kula xiriiray Siciid Fadhaye oo ah filim-sameeye Soomaali ah oo sawirro iyo muuqaallo dadka aad uga hadlaan kasoo duuba gobollada dalka. Ugu horrayn waxaan weydiiyey sheekada ay gudbiyaan muuqaallada uu xulanayo duubistooda? Your browser doesn’t support HTML5 Wareysi: WORLD PRESS FREEDOM DAY