Qaar ka mida dadweynaha ku nool magaalada Boosaaso ayaa cabasho ka muujiyey, sare u kac ku yimi qiimaha shidaalka, kaas oo saamayn ku yeeshay maciishaddii iyo noloshii caadiga ahayd.
Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmuud Yusuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Sicir barar ku yimid qiimaha shidaalka ee Boosaaso