Guddiga doorashada Somaliland oo soo saaray jadwalka doorashooyinka guud

Guddiga doorashada Somaliland

Guddiga doorashada Somaliland

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay waqtiga ay dhacayaan doorashada madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka iyo tan tooska ah ee axsaabta siyaasadda. Guddiga ayaa sheegay in ay doorashadaasi halmar wada qabanayaan 13-ka bisha November ee sanadkan.

Guddiga ayaa go’aankooda jadwalka doorashada Somaliland u gudbiyay madaxweynaha Somaliland sida ay ku soo warramayso Wariyaha VOA ee Hargeysa, Sagal Mustafe Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso go'aanka Guddiga Doorashada Somaliland