Beelo ku dagaalamay Buurhakaba iyo Diinsoor oo la dhex-dhexaadinayo

Gobolka Baay

Wafdi ka socda maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maalmahan ku hawlanaa dhexdhexaadinta beelo ku dagaalamay degaannada Diinsoor iyo Buurhakaba ee gobolka Bay.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Beelo ku dagaalamay Buurhakaba iyo Diinsoor oo la dhex-dhexaadinayo