Roobab gaystay khasaare nafeed oo ka da'ay Awdal

Roobab maalmihii u dambeeyey ka da’ayey guud ahaan degmooyinka gobolka Awdal ayaa geystay khasaare dhimasho hal qof ah, kadib markii qofkaasi uu ku dhacay Bali ay biyaha roobku ay buuxdhaafsheen.

Wariyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan Boorama kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Roobka Awdal