Daqdhaqaaq ganacsi oo xooggan ayaa ka socday todobadyadaan suuqyada kala gedisan ee magaalooyin ka mid ah Soomaaliya.
Magaalooyinkaas ayaa waxaa ka mid ah Boosaaso oo si gaar ah goobaha dharka lagu iibiyo iyo kuwa lagu tolo, iyadoo munaasibada ciida ay ka harsantahay saacado kooban.
Magaalada Kismaayo yaa hay’ad ka shaqeysa gacansiinta dadka danyarta ah oo lagu magacaabo Kaalmo waxayna dharka ciida ugu qeybisay inka badan lix boqol oo caruur ah.
Weriyayaasha VOA ee Kismaayo iyo Boosaaso, Aadan Maxamed Salaad iyo Faaduma Yaasin Jaamac ayaa soo diray warbixinadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Boosaaso
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Kismaayo