Ciidamada dowladda ee magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa saakay iska caabiyay weerar ay ku soo qaadeen malayshiyada kooxda Al-Shabab. Kooxda ayaa ayaa weerarkaasi u adeegsatay qarax gaari lagu soo xiray iyo weerar toos ah.
Khasaaraha dagaalka ayaa waxaa wariyaha VOA ee magaalada Beledweyne uga warramay guddoomiyaha maamulka degmada Balcad Qaasim Cali Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso wareysiga Gud. Degmada Balcad