Puntland oo sheegtay in ay kalsoonidi kala laabatay Dowladda Soomaaliya

Deni

Deni

Maamul goboleedka Punland ee sheegay in uu kalsoonidi kala laabtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaddib marki uu Golaha Shacabka Soomaaliya uu Sabtidi shalay ansixiyay, cutubyo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah.

Warbixintan waxaa Garoowe kasoo diray, Nux Muse Birjeb.

Your browser doesn’t support HTML5

WARBIXINTA PUNTLAND.m4a