Barakacayaasha Muqdisho oo wajahaya xaalad adag

Muqdisho

Xilli lagu guda jiro bisha Ramadaan ayey qoysas Barakacayaal ah oo siyaabo kala duwan uga soo hayaamay deegaanadii ay ku noolaayeen, waxa ay duleedka degmada Dayniile ku wajahayaan xaaladd adag oo ay ugu horeyso, in aanay heysan wax ay ku afuraan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa sidee nolosha barakacayaasha Muqdisho?