Soomaaliya Koonfur Galbeed oo diyaargaroow ugu jirta roobka guga Maarso 27, 2024 Baydhaba Arag Fikradaha Baydhaba — Mas’uuliyiinta katirsan Maamulka KG iyo saraakiil kasocday hay’adaha Samafalka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Baydhabo, waxayna kawada hadleen sida looga hortagi karo khasaaraha ay gaysan karaan roobka gu’ga oo dhawaan lafilayo inay bilowdaan. Roobabkii ka da’ay geeska Africa dabayaaqadii sanadkii hore ayaa khasaare lixaad leh u geystay dadka iyo duunyada ee magaalooyin badan oo ku yaala soomaaliya. Warxibintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Koofur Galbeed oo diyaargaroobeysa roobabka guga