Dowladda oo faahfahin ka bixisay dadka loo qabtay weerarkii hotel SYL

Hotel SYL

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay sheegtay in ciidamada amnigu ay qabteen nin lagu tuhusan yahay inuu ahaa shaqsigii suurtogaliyay in magaalada Muqdishu ay soo galaan gawaarida loo adeegsaday weerarkii lagu qaaday hotelka SYL oo ka mid ah 16 qof oo lala xiriirinayo weerarkaas oo haatan ku jira gacanta dawladda.

Weerarka huteelka SYL waxaa ku dhintay ugu yaraan 3 qof.

Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Faahfaahinta weerarkii SYL