Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee nabadda iyo xal u helidda colaadaha

Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee nabadda iyo xal u helidda colaadaha, waxaana marti ku ah Seynab Maxamed Xasan oo loo yaqaan Seynab Siraad.

Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee nabadda iyo xal u helidda colaadaha