Hoos u dhac ku yimid qiimaha qudaarta ee Beledweyne

Suuqa qudaarta

Qiimaha lagu kala iibsado noocyada kala duwan ee qudaarta ee magaalada Baledweyne ayaa hoos u dhacay. Xiliyan oo kale ee lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan ayay dadku aad u adeesadaan qudradda.

Faah faahintan warbixintan waxaa inoo haya Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta ee Beledweyne