Kismaayo: Qoysas danyar ah oo la gaarsiiyay deeq raashiin ah

KIsmaayo

Qoysas Danyar ah oo u badnaa beeraley iyo xoolo dhaqato oo ay saameeyeen fatahaadaha iyo abaaraha ayaa la gaarsiiyay deeq raashiin xilli dadkaasi ay noloshooda ahayd mid aad u liidata.

Dhalinyaro is xilqaamay ayaa deeqdan uga soo aruuriyayay dadka dalka dibadiisa ku nool.

Faafaahinta Warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Cuntada Kismaayo