Barnaamijka BandhiggaVOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fadliga Sakada iyo Sadaqada iyo cidda ay ku waajibto in la siiyo. Waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Fadliga Sakada iyo Sadaqada