Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay qabsoomidda doorashooyin nabad ah

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegtooyin ku dhaqan galiyey xeerarka doorashooyinka Somaliland. Geesta kalena, Madaxweyne Biixi ayaa ka hadlay qabsoomidda doorashooyin nabad ah oo ka qabsooma sanadkan Somaliland.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay doorashooyinka sanadkan ee Somaliland