Faaqidaadda: Munaasabadda 8da Maarso

Maanta oo kale, 8da bisha Maarso, waxaa dunida oo dhan looga dabaal degayaa maalinta haweenka adduunka. Waana xus sanadle ah oo sanad walba lagu eego xuquuqda haweenka, caqabada horyaalla haweenka iyo wax yaaba u suurto galay ama ay Higsanayaan.

Meelo badan oo Soomaaliya ah sanadkan si weyn looga xusin maalintan, maadaama ay ku soo aaday maalin Jimca ah oo dadku ay shaqooyinka ka nastaan. Waxaase jiray munaasabado lagu xusayay maalinta oo qaarkood shalay iyo doraad la sii qabtay.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo arrintan ku saabsan ayaa waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya wariyaha VOAda ee Beledweyne, Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

0308 FAAQIDAADDA TODDOBAADKA .wav