Hargeysa —
Bulshada Soomaalida waxaa beryahan danbe ku soo badanayay cudurka Cancer-ka iyadoo baahi weyn loo qabo baaritaan iyo daweyn.
Dadaal qeyb ka ah arrintaas ayaa sababay in isbitaalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyo xarunta baarista iyo daweynta Cancer-ka.
Khadar Cakule ayaa arrintan ka waraystay Dr. Cumar Biixi oo ah madaxa xaruntan cusub.
Your browser doesn’t support HTML5
Xarunta baarista kansarka oo lagu soo kordhiyay Isbitalka Guud ee Hargeysa