Qof shacab ah ayaa lagu dilay isgooska Siinaay ee degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho ka dib rasaas ay fureen ciidamada amniga ee dowladda. Dad caraysan ayaa banaanbax ka dhigayay isgoyska Siinaay kaasi oo ay ku diidanaayeen xil ka qaadis lagu sameeyay gudoomiye waaxeed ka tirsan maamulka degmada.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Bannaanbax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho