Galka Baarista: Sidee u socotaa doodda wax ka-beddelka dastuurka?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay u socoto doodda xildhibaanada Soomaaliya ee ku aadan dib u eegista iyo wax ka-beddelka dastuurka dalka.

Wxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Sidee u socotaa doodda wax ka-beddelka dastuurka?