Shirka Golaha sare ee Machadka Tobabarka Garsoorka Soomaaliya

Kismayo

Mas’uuliyiin ka socday bahda caddaaladda iyo garsoorka ee heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shir uga bilowday magaalada Kismaayo. Shirkan ayaa waxaa daahfuray Madaxweynaha Jubbaland iyadoo uu ka qeybgalayo Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo ka soo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta oo faahfaahsan