Fadhigii maanta ee Gollaha Guurtida Somaliland ayay mudaneyaashu ku ansixiyeen Xeerarka Doorashooyinka, iyagoo isla maantaba u gudbiyay Gollaha Wakiilladda.
Markii uu kullankoodu soo dhamaaday ayuu wariyaha VOA uga soo warrama Hargeysa Khadar Maxamed Cakule, arrintan wax ka weeydiiyay qaar ka mid ah mudanayaasha Gollaha Guurtida.
Your browser doesn’t support HTML5
Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerarka doorashooyinka