Deni oo sheegay in dowladda federaalka ay ka aqbashay gogol wadahadal

Deni iyo Xasan Sheekh

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol wadahadal oo ay fidisay Puntland.

Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa waxaa u dhaxeeyey khilaaf tan iyo markii uu xukunka qabtay madaxweyne Xasan Sheekh, ayada oo Puntland ay sheegtay inay ka baxday federaalka.

Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa faah-faahinta warkan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta gogosha nabadeed