Galka Baarista: Hal-abuur caafimaad oo lagu badbaadinayo carruurta Soomaaliya

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay; hindise caafimaad oo markii hore laga hirgeliyey isbitaalka Xanaano ee magaalada Dhuusomareeb, kaasi oo ah qalab oksajiin dhaliya oo ku shaqeeya korontada qoraxda (Solar Power), ayaa hadda lagu ballaariyey isbitaallo kale oo dalka ku yaalla. Dhaqaatiirta Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo kuwa Soomaaliya waxay sheegayaan, in hindisahan uu nolol badan badbaadinayo.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Hal-abuur caafimaad oo lagu badbaadinayo carruurta Soomaaliya