Somaliland oo qaadday tallaabo ay ku xakameyneyso kor u kaca sarrifka

Hargeysa

Agaasimaha Guud ee Baanka Somaliland Maxamed Qaasim Xuseen ayaa u sheegay VOA in ay suuqyada sarifka lacagaha qalaad iyo Shilinka Somaliland ka hirgaliyeen qodob lagu xakameynayo kor u kaca sarifka.

Waa kan Khadar Maxamed Cakulle oo warkan nooga soo diray magaalada Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Agaasimaha Guud ee Baanka Somaliland