Dhallinyaro loo soo xiray weerarkii lagu qaaday ciyaartooyda Koofur Galbeed

Ciyaaraha Gobollada

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in xabsiga la dhigay dhalinyaro lagu eedaynayo inay ku lug lahaayeen rabshadihii waxyeellada geystay ee lala beegsaday gaadiidkii ay saarnaayeen ciyaartooydii Koonfur Galbeed.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya weriyaha VOA Mahad Cali Xiddir.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhalinyaro oo xiray weerarkii lagu qaaday ciyaartoyda KG