Galka Baarista: Mahadhooyinka ka dhasha tahriibka dhallinyarada Soomaalida (Qeybtii 2-aad)

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxaa toddobaadkan kusoo qaadaneynaa qeybtii labaad ee barnaamijkii aad dhageysteen 2-dii Janaayo ee dhibaatooyinka tahriibka ay galaan dhallinyarada Soomaaliyeed iyo mahadhooyinka uu ku reebo qoysaskooda.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Mahadhooyinka ka dhasha tahriibka dhallinyarada Soomaalida (Qeybtii 2-aad)