Ukraine oo sheegtay in afar muwaadiniinteeda ah ay u gacan galeen Al-Shabaab

  • Sahra Nuur

Somalia African Union Troops

Mas’uuliyiinta dalka Ukraine ayaa sheegay in afar muwaadiniintooda ah ay ka mid yihiin sagaal qof oo 6-dii bishan la aamisan yahay in ay u gacan galeen malayshiyaadka ururka Al-Shabaab kadib markii ay ku degeen dhul ay ku sugan yihiin al-Shabaab oo ku yaalla gobolka Galduduud una dhow Xiindheere. Warbixino ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Ukraine: Muwaadiniinteenna ayaa u gacan galay Al-Shabaab