Puntland waxaa subaxnimada Isniinta, ka dhacaysa doorashada madaxtinimada, halkaas oo ay ku tartamayaan 11 musharax madaxweyne iyo 11 musharax madaxweyne ku xigeen.
Haddaba doorashadan dhacaysa iyo muhiimadda ay u leedahay Puntland iyo Soomaaliya-ba iyo jidkii loo soo maray ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay siyaasiga Daahir Mire Jibriil oo horey iskugu sharraxay hoggaanka Puntland, haatanse ku nool gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka.
Your browser doesn’t support HTML5
Waraysi: Daahir Mire Jibriil