Soomaaliya Amniga Garoowe oo la adkeeyey kahor doorashada madaxweynaha January 07, 2024 Taliyaha booliska Puntland Arag Fikradaha Garoowe — Gudiga amniga Doorashada Puntland ayaa sheegay in la joojiyay laga bilaabo Saqda dhexe ee Caawa isu socodka gaadiidka ee gobollada oo ay ku jiraan gaadiidka dibedda kasoo galaya magaalada Garoowe oo lagu qabanayo doorashada hoggaanka maamulka. Taliyahaa Ciidanka Booliska Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire kana mid ah guddiga Amniga Doorashada ayaa wariyaha VOA Faadumo Yaasiin waxaa uu ugu waramay sida ay ugu diyaara garoobeen sugida Amniga Doorashada Puntlanad. Your browser doesn’t support HTML5 01-07 ELECTION - GAROWE SECURITY.m4a