Soomaaliya Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha Puntland Jannaayo 07, 2024 Baarlamanka Puntland Arag Fikradaha Garoowe — Maamul goboleedka Puntland waxaa looga diyaargaroobayaa doorashada hoggaanka maamulka ee dhici doonta maalinta berri ah, waxaana maanta musharriixintu ay jeediyey khudbadahooga ku saabsan barnaamijyada ay diradda saari doonaan haddii la doorto. Warbixintan waxaa inoo haysa Faadumo Yaasiin Jaamac. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixinta doorashada Puntland