Sharciyadda is-afgaradkii Ethiopia iyo Somaliland

Garyaqaan Mubaarak Ismaaciil

Garyaqaan Mubaarak Ismaaciil

Sharci-yaqaannada ayaa isku maandhaafsan sharci ahaanshiyaha is-afgaradkii dhowaan magaalada Addis Ababa ku dhex maray Ethiopia iyo Somaliland.

Wariyaha VOA-da ee Hargeysa Xamse Cali Jeesto ayaa Garyaqaan Mubaarik Ismaaciil oo ah khabiir bartay cilmiga caalamiga ah ee badaha ka wareystay waxa uu xeerka caalamiga ah ee badaha adduunku ka qabo in dal aan haysan aqoonsi caalami ah uu heshiis xagga baadda ah galo.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Garyaqaan Mubaarak Ismaaciil