Soomaaliya Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya January 05, 2024 Arag Fikradaha Washington — Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay is-afgaradkii ay 1-dii bishan ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland ee ku saabsanaa saldhig milatari oo kiro ah oo Somaliland dhaafsanayso aqoonsi ay ka hesho Itoobiya. Warbixintan waxaa inoo haya Haruun Macruuf. Your browser doesn’t support HTML5 Xiisadda siyaasadeed Soomaaliya iyo Itoobiya