Beledweyne —
Waxaa wali xiran Suuqa ugu weyn qudaarta goballada dhexe ee magaalada Baledweyne. Suuqa waxaa ku haray biyahii daadka fatahaaddii ku dhufatay magaalada Baledweyne horaantii bishii November ee sanadkii tagay.
Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Suuqa qudaarta ee Beledweyne oo weli xiran