Soomaalida Kenya oo 'xadgudub' ku tilmaamay heshiiskii Addis Ababa

Islii

Islii

Qaybaha bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo ka hadlay aragtidooda ku aadan heshiiskii isa f-garadka ahaa ee dhexmaray Dowladda Itoobiya iyo Soomaliland, taasoo ay kuwada tilmaameen loogu xad gudbay madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaalida.

Qaar kamid ah dadkaasi oo ku nool magaalada Nairobi ayaa u warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay Soomaalida Kenya ka yiraahdeen is-afgaradka Somaliland iyo Ito