Hargeisa —
Magaalada Hargeysa waxaa xalay ka dhacay mudaharaadyo iska soo horjeedo oo taageero iyo diidmo loogu muujiyay heshiiska badda ee kowdii bishan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ee dhex maray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia Abey Axmed.
Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Xamse Cali Jeesto.
Your browser doesn’t support HTML5
Dibadbaxyada Hargeisa