Wareysi: Al-Cadaala oo sharxay mowqifka dowladda Soomaaliya ee is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya

Al-Cadaala

Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland, kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada, waxayna sheegtay in is-afgaradkaasi uu yahay “waxba kama jiraan.”

Haddaba, si aan faahfaahin dheeraad ah uga helno mowqifka dawladda Soomaaliya, waxaa noo soo suurtgashay inaan waraysana wasiir ku-xigeenka Warfaafinta ee dawladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala. Waxa uu Muqdisho ugu warramayey weriyahayaga Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Al-Cadaala oo sharxay mowqifka dowladda Soomaaliya ee is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya