Aragtida shacabka Muqdisho ee kulanka Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle aya maanta si wada jira’a ugu qaabiley qasriga madaxtooyada madaxweynaha Dowladda Federaalke Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyada oo ujeedadu ay tahay sidi dib loogu ambaqaadi laha wada-hadallada u dhexeeya labada dhinac.

Haddaba weriyaa VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar ayaa qaar ka mid ah dadweynaha magaalada weydiisay aragtdidooda ku aaddan kulanka mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somalinand.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka Muqdisho ee kulanka Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi