Washington —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida dagaallada ka socda meelo kala duwan oo caalamka ah, sida Ukraine iyo Falastiin ay u saameeyeen dhaqaalihii iyo ganacsigii caalamka.
Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Saameynta dagaalladu ku yeesheen dhaqaalihii caalamka