Madasha Haweenka: Haweenka iyo hal-abuurka ganacsi

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu maanta ku saaban yahay magaalada Baydhaba oo dhowaan lagu qabtay bandhig ganacsiyo kala duwan oo dadka ka qaybqaatay ay ka mid ahaayeen haweenka la yimid hal-abuurka ganacsiga.

Waxaa soo jeedinaya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Haweenka: Haweenka iyo hal-abuurka ganacsi