Odayaasha SSC Khaatumo oo sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada Puntland

SSC Khaatumo

Golaha Dhaqanka SSC Khaatumo ayaa sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada cusub ee baarlamanka Puntland.

Warbixin ku saabsan go’aanada ay soo saaren waxaa warbixintan ka soo diray Wariyaha VOA-da ee Laascaanood Cabdikariim Cabdullhi Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaasha SSC Khaatumo oo sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada Puntland