Boosaaso —
Mid ka mid ah musharrixiinta madaxtinnimada Puntland Cabdicasiis Maxamuud Afguduud ayaa ku dhintay shil baabuur.
Baabuur uu la socday marxuumka ayaa waxa uu uu shil ku galay isago kusii jeeda magaalada Qardho.
Warbixintan waxaa soo dirtay Faaduma Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Mid ka mid ah musharraxiinta madaxtinnimada Puntland oo geeriyooday