Markab lagu afduubtay xeebaha Puntland

  • Mohamed Sandheere

MV Ruen

Mas’uuliyiinta Maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay markab la sheegay in maalintii Jimcaha ay fuuleen dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed.

Arrinta markabkan ayaa haddaba Faadumo Yaasiin Jaamac ay ka waraystay Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo La-dagaalanka Denbiyada Badda ee Puntland, Axmed Yaasiin Saalax oo ku sugan magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Burcad badeedda.m4a