Hargeisa —
Somaliland waxa maanta laga xusay maalinta Caalamiga ah ee xuquuqda Aadamaha oo ku beegan 10-ka December, waxaana gudigga xuquuqda aadamaha ee qaranka ay sheegeen inay socdaan dadaallo lagu xaqiijinayo dhawrista xuquuqda aadamaha inkastoo wali qabyo ka jirto siyaasadaha iyo xeerarka taabanaya arimaha xuquuqda insaanka.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Xaquuqada Aaadaaha