Baarlamanka Soomaaliya oo meel mariyay miisaaniyadda 2024

xildhibaanada baarlamanka

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod ku meel mariyay miisaaniyadda dowaladda ee sanadka 2024-ka. Kulan wadajir ah oo ay lahaayeen ayay ku ansixiyeen miisaaniyadda.

VOA-da ayaa heshay xog ah in xildhibaannada loogu daray mushaarka ay qaateen lacag dhan min 1500 oo dollarka Mareykanka ah.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Ansixinta miisaaniyadda