Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ku dhawaqay xalay in Puntland ay aadayso nidaamkii doorasho ee ay kusoo dhaqmaysay 25-kii sano ay jirtay.
Saciid Dani ayaa hadalkaan ka sheegay shir jar’aaid uu ku qabtay magaalada Garowe, waxayna imaanaysaa iyadoo bilihii lasoo dhaafay uu Puntland hareeyay khilaafka dhashay nidaamka doorasho ee Puntland, kasoo u dhexeeyay mucaardka iyo xukuumadda.
Faahfaahinta waxaa noo soo diray Nuux Muuse Birjeeb.